(Akhriso) War Murtiyeed ka dhan ah DFS oo laga soo saaray shirkii Puntland & Jubbaland

War-murtiyeed ayaa goor dhow kasoo baxay Shirka Iskaashiga Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Puntland iyo Jubbaland Shirkaasoo intii u dhexeysay January 18-19, 2020 ku qabsoomay magaaladda Boosaaso.

Waxaa shirkan uga qeyb galay labada dhinac wufuud ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maalmahan oo booqanayey Boosaaso.

Hoos ka akhriso War murtiyeedka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -